Sadaasha ugu danbaysa Ilaa imika; The laterst Forcast of Somaliland Elections

Somalilandelectionspuzzle

Saadaasha ugu danbaysa eee Natiijada doorashooyinka Deegaanka ee Somaliland ayaa la saadaalinayaa in ay sheegayso in Saddexda Xisbi waran ee soo baxayaa noqonayaan

1) Kulmiye   la Hubo

2) Waddani  La hubo

3) UCID oo ilaa imika woxoogaa aan la hubin

Inshallah, waanu idin soo wargelin doonaa sida ugu dhakhsaha badan ee aanu u helo warka kama danbaysta ah ee Natiijada doorashada.

ENGLISH

The latest Forcast over the three national political parties who qualifed through the recent somaliland local council elections are

1) Kulmiye  (sure)

2) Waddani and  (sure)

3. UCID (which is surrounds some doubts)

Probably in this week we shall hear the final news and we will make sure to submit to you.

Faallo u dhaaf