Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ka socda Burco

Briefing: Waxa dhowaan bilaabmay ciyaaraha gobolada Somaliland ee lixda ah oo ku tartamaya koobka gobolada oo ah heer qaran. ciryaaraha ayaa lag afuray wiigan dhamaaday magaalada Burco ee gobolka togdheer. waxa isku arkaya lixda gobol ee Somaliland ee Sool, Sahil, Sanag, Awdal, Togdher iyo Marodi-Jeh. Waxa qaban qaabisa oo maal gelisa Wasaarada Dhallinta iyo Ciyaaraha Somaliland.

Koobkan ayaa hore loogu qaban jiray Caasimada Hargeysa sanadkiiba hal mar inkastoo sandada qaar aan la qaban jirin duruufo kala duwan awgood. hadaba tani waxay noqonaysaa talaabo cusub oo Wasaarada Dhallinta iyo Ciyaaraha Somaliland.

Advertisements

One Response

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

%d bloggers like this: